Thursday, 5 September 2013

MUNAAAFAQ

Wuxuu kuu dadaa hadalkuu leeyahay
Wuxuu ku farxaa dhib kastoo ku soo gaadhaa
Wuxuu ka naxaa markay farxadi ku soo gaadho
Ma jecla in u wax bixiyo hadii uu wax bixiyan wuu dhibsanayaa
Salaada wuxuu tukada iyadoo dhib ku ah
Dadkuu is tusaa uun
Afkiisa iyo uurkiisu isma laha
Somalidu waxay tidhaahdaa insha dabana uunkaa arkaya uurka dabana ilahaybaa arkayaa
Munaafaqu wixii aan dani ugu jirin ma galo
Wuxuu isku dayaa in uu umada ku kala qaybiyo been buunbuunin is nacsin
Dadka wuu amaanaa marka dadkuba wada maqlayaan kolkuu gaar noqdana wuxuu bilaaba dhaleecayn

No comments:

Post a Comment